Taliye ku-xigeenkii Booliska Puntland oo lagu dhaawacay iska horimaad ka dhacay Garoowe

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Booliska Maamulka Puntland Bile Faarax Cali ayaa ku dhaawacmay maanta israsaaseyn ka dhacday magaalada Garowe sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Puntland ayaa xaqiijiyey in taliye ku-xigeenka Ciidanka booliska Puntland Bile Faarax Cali uu ku dhaawacmay israsaaseyn dhexmartay ilaaladiisa iyo ciidamo ku sugnaa degaanka Buuro … Continue reading Taliye ku-xigeenkii Booliska Puntland oo lagu dhaawacay iska horimaad ka dhacay Garoowe